Presentation laddar. Vänta.

Presentation laddar. Vänta.

Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Shaqaada iyo Cashuurta.

Liknande presentationer


En presentation över ämnet: "Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Shaqaada iyo Cashuurta."— Presentationens avskrift:

1 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Shaqaada iyo Cashuurta

2 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. seyladda shaqada qayb (labada qaybood ee xukuma suuqa shaqada (shaqaalaha iyo kuwa loo shaqeeyo))

3 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. urur/abaabulka shaqaalaha Ganacsi iyo Warshadaha Iswidhan wwakiilka shirkadaha e Iswidhan.  wakiil ka noqonaya ugu dhawaantii ama qiyaastii 54 000 shirkadood.

4 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. منظمات العُمال Landsorganisationen – LO wadajir ururka ganacsiiga Tjänstemännens Central- organisation – TCO منظمة مركزية -- قسم العمليات الميدانية Sveriges Akademikers Centralorganisation – SACO الأكاديميين السويدية المركزية

5 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Ururka Ganacsiga Tabarruc ah/iskii ah. doorasho dambe goobta shaqada iyo waxbarasho. kharashka Bisha. qiyaastii 50 ka duwan qayb/xirfad

6 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Sharciga Shaqaada Nidaamyada ka dhaxeeya Shaqaalaha iyo shaqaada ku dhisaan dhinaca heshiis-wadajir ah(tusaale ahaan muushahar aad u yar heshiis-wadajir ah mayaah sharci )

7 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Sharciyada, Nidaamyada sharciga Shaqaalaha Qaanuunka wadatashiga - MBL Sharciga ilaalinta ama dhowrista shaqada - LAS Qaanuunka deegaanka shaqada - RML (waa qaanuunka haga ama nidaamiya jweiga gudaha ee goobta shaqada) qaanuunka xilliga shaqada - RTL Waa In la yeesho caddaalad, sinnaan

8 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. ka qayb-qaadanaya warbixinta sharciga – MBL Ururka iskutagga shaqaalaha waddanka wax u Bixinaya heshiis- wadajir ah la galaya shaqaalaha ku saabsan is baddelka. Fal caawiye ku dhexjira ama ka mid ah shaqalaha ayaa shir qabta mish shaqada

9 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. sharciga ilaalinta ama dhowrista shaqalaha - LAS ka difaacaya shaqaalaha la eryaayo ama shaqo ka joojin. Qof shaqaale ka mid ah lama ruqsanynkaro sobob la'aan, hadii shaqo ka joojinaya ku timado waa in la ogeysiinaya sababta. Shaqo ka joojinta marka la gu'aamiyo - "qofka ugu dambeeya ila qofka ugu horrayn (sida loo kala horrayo). Shariciga doorashada dib u dhaqaaleenta.

10 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Qaanuunka Deegaanka Shaqada - AML Ka hortegaya caafimaadka iyo shil ka shaqo. Waxa u ka koobnaanaya dhammaan waxyaabaha arrin ama xaalad saamayn ku yeesha natiijadeeda iyo xaalad, waayo shaqo. Dhowrista nabad- e meelaha shaqada.

11 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Qaanuunka Xilliga Shaqada sacada shaqada habeen iyo maalin/toddobaad /sannad. marka lagu bahado diyaargarow nasasho badnanti toddobaadka sacada la shaqeeya waa 40 sacadood toddobaadka. 25 cisho ayaad fasax qadankarta adiga oo mushaahar qadanaya

12 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Sharciga Caddaalad/sinnaan Hadi aya gacan ka geysanaya nin iyo naag waxaay xaq u leeyahin in u shaqaystan noloshooda. Mamnuuc ka horjeeded ah si toos ah iyo aan toos ahayn midabtakoor dhinaca sal ka ah jinsiyada. Mamnuuc ka horjeed/diidmo khibradda isku galmoodka qasabka ah e silcinaya Shaqo isla mid ah waa khasaab in la bixinaya la bixiyo bushaharo isku mid ah. Qacan ka geysanaya jinsiyeed/qoleed fara badan

13 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Foomka Shaqaalaynayata Shaqaalayn sii soconaysa / shaqaalayn joogta ah. Wakhti la tijaabinayo Wakhti xaddidan - Mashruuc. - Vikariat - Xiirfaad - Sacad - Nystartsjobb Tababar

14 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Koontaraaga Shaqaalaynata waa in laga hadlaa: Shaqaalayn,mushaaro,fasax,wakhtiga shaqada,waxa la qabanayo. Hadi isbaddel dhaco, heshiis cusub. Uu jira saxiix,shaqaale iyo shaqo-bixiye oggolaadan shuruud.

15 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Xilli shaqo dheeraad ka ah waa in uu ka xad gudbin 50 sacadood/bisha. Sacadaha deeradka ah waa in lacag dheerad ha lagu siiya.

16 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Magdhow Heshiis meel la dhigaya si ad adiga wakhti qaadatid fasax dhammaystiran guri iska soo joogto.

17 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Xilli Shaqo oo la bad-baddeli karo Waa go'an waadax ah sacada shaqaadu- waya baddelmi kara tuusala ahan: 7-9 subaxnimo waxayna joogsanaysa 16-18 gellinka dambe. weliba ku saabsan nidaaminaya wakhtiga shaqada- 40 sacadood/toddobaad.

18 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Tababar sida igu fican e xirfad u tijaabinlahyd iyo in aad u samaynaya lahayd xidhiidh. way ficantahay hadii heshiis lagu galo waxa ruunta ah: sacadaha la shaqaynahayo,waxa la qabanayo, muudada xirfada, dadka bixiya ama kuwa ku baraya xirfada. Marka Xirfadu ku dhamaato: isku day in arbetsintyg iyo arbetsbetyg

19 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. shaaqada cusub bilowgeeda. Cusub laga bilow 2007 Kuwa cusub ee sogalaytiga ah iyo gooxontiga,marmarka qorkood saxeda sano ee igu horeya waxaay tahay sadaxda igu fican Isqoraya xafiska shaqaada Go'aan hal sano ah markiba Qarkood way bixiyan iyo kuwa kale gurudo ayaa ku xidhan shaqada waxay na kula saxeexanahayn hishisyo.

20 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Dakhli iyo Canshuur

21 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Dakhli Dakhliga qofka soo gala marka cashuurta laga jaro.

22 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Sharciga Mushaarada Mushaaro jumlo ah : mushaarada marka aan cashuurta laga jarin. Faa'iido: mushaarada marka laga jaro cashuurta Mushaaro wax la socdan: tusala ahaan cunto bilasha ah, gaadhi,cafimad. Magdhabid : tusalo ahaan magdhabid hadii aad xanuusantahay,shaqo la'aan kugu dhacdo. Cashuurta la caliyo: cashuurta laga jaro oo lagu so calinayo

23 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Canshuur Trädets rötter - Sveriges inkomster Bidrag från EU Bolagsskatt Fastighetsskatt Förmögenhetsskatt Kapitalskatt Kommunal inkomstskatt Moms Punktskatter Socialavgifter Statlig inkomstskatt Trädets krona - Sveriges utgifter Arbetsmarknad Avgift till EU Bistånd Förskola & Fritidshem Försvar Hälso-& Sjukvård Invandrare/Flyktingar Kommunikationer Kultur/Fritid Pensioner Rikets styre Rättsväsende Socialbidrag Statsskuldsränta Stöd till barnfamiljer Stöd till ålderdom Stöd vid sjukdom Utbildning Övrigt

24 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Tusaalo ahaan canshuurta mudane iyo M arwo A Dakhli : 200 000:-/Qofkiba Isugeyn : 400 000:- Canshuur 30%: 120 000:- Kharash schoolka 226 500: Al bixiyay canshuur 120 000:- qofkee bixinaya haraaga ??? 2 carruur oo ah dugsi sare 2 x 80 000:- = 160 000:- 1 carruur dugsiga hoose dhexe = 66 500:- isugeyn Kharash schoolka = 226 500:-

25 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Kaalmo Dhaqaale kaalmo dhaqaale waad codsankarta adigu - si kasta ha ahaatee kaalmada carruurta sida imanaya is wada. gaar ahaan kaalmo dhaqaale cunshuur la'aan ah lagu cawiyo kaalmada carruurta iyo kaalmada kirada guriga. siyabaha kale ee kaalmada loo heelo waa hadii aad shaqayso oo aad canshuur bixiso

26 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Dakhli Canshuur Ee Degmeed Canshuur Qayb Siiman ah, kuna xidhantahay dhinaca degmo aad deggantahay.

27 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Dawlada Dakhli Canshuur dakhliga ka hoosiya 306 000 SEk cashurka dagmada uun ayaay bixiyan 20% ayaa Dawladu canshuur ka qaada sanadki dakhliga ka badan 306 000 SEK 25% ayaa Dawladu canshuur ka qaada sanadki dakhliga ka badan 460 600 SEK

28 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Caddaynta Dakhliga Hal Mar sanadki. Caddaynta dakhliga waa in la dhiibaya bilow meey iyo dakhli ku sanadki hore ku so gaalay. howl fududaynayata canshuur celis - oggolaansho saxiix, SMS, iyo internetka oo aad ku dirayso e-card.

29 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Caddaynaya dakhliga Umada deggan iswidhan ila sanadka 2007 sona gaalay dakhli ah 17 100 SEK Iyo in ka badan. umada deggan iswidhan ila sanad badhki sona gaashay dakhli ah 100 SEK Iyo in ka badan. hadii aad leedahay raasamaal u dakhli 100 SEK Iyo in ka badan ka so galan.

30 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Shaqoda Madow shaqo madow way u jabantahay shaqo-bixiye. Lakin shaqoda madow dhibato wayn ayaa leedahay. Hadii aad xanuunsato lacag lagu ma siinayo ama aad ku xanuunsato misah shaqada. Hadii u dhawac kaso gaadho misha shaqada lagu ma siinayo lacag. Hadii lagu qabta adiga oo ku shaqaynahay suuq madow waa lagu xidhaya. Haa daambi in aad khiyanto sharciga canshuurta, labadi ba shaqo-bixiyaha iyo u sheeqyaha ba waa la ganaxaya.

31 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Bilaabaya Ganacsi Iskaa sidee U keena fikrad ganacsi? waa kaa suuq? koox macmiilka, waa in aad waydisa ? yaa tartamaya,wuu jira ? waa suulta gal in aad account bangi haysata ? dhaqale intee leeg ayaad diyar u tahay in aad galiso ?

32 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Bilaabaya Ganacsi Iskaa Imisa qof ayaa ganacsiga ku shuraakoobaysan shirkad ? waa maxay khatara aad u dira tahay in aad qadatid ? waa mxay magac aad u bixinayso shirkadaada ? shirkad noocma ayaa ku habboon ? xisaab-xidh lacageed, warbixin ku saabsan sida lacag loo isticmaalay ? yaa suuq ku geynaya ama iibinaya ?

33 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Almi företagspartner www.jamtland.almi.sewww.jamtland.almi.se Nutek www.nutek.sewww.nutek.se Skatteverket www.skatteverket.sewww.skatteverket.se Bolagsverket www.bolagsverket.sewww.bolagsverket.se Bilaabaya Ganacsiga Isku Xidh


Ladda ner ppt "Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Shaqaada iyo Cashuurta."

Liknande presentationer


Google-annonser