Waxyaabaha ay tahay inaad ka Ogaatid Gargaarka Dhaqaalaha Waxbarashada Janaayo 28th, 2014
Qodobada Aaan ka hadli doono Caawa: Waa maxay Gargaarka Dhaqaaluhu? Kharashka Kharashka waxbarashadu (COA) Kaalinta Qoyska Laga rajaynayo (EFC) Waa maxay Baahi dhaqaale? Xagee laga helaa Gargaar Dhaqaale? Codsiga Bilaashka ah ee Gargaarka Federalka ee Ardayda(FAFSA)
Waa Maxay Kharashka Waxbarashadu (COA)? Kharash Toos ah: Waxbarasho, Bugaagta, Guriga, Cuntada, fiiga, iwm. Kharashka Dadban: Madadaado, dharka, gaas ka, iwm.
Waa maxay Gargaarka Dhaqaalaha ee Waxbarashadu? Lacag diyaar u ah ardayda iyo qoysaska si ay isaga bixiyaan kharashka jaamacadaha.
Noocyada Gargaarka Dhaqaalaha Deeq Waxbarasho Deeq-Siismo ah Deyn Shaqo
Noocyada Gargaarka Dhaqaale Baahi-kusalaysan Qaar Deeqo Waxbarasho ah Siismada Gobolka iyo Federaalka Qaar deyn ah Barnaamijka Shaqo-Waxbaro Baahi-Ku Salaysnayn Deyn Qaar Deeq Waxbarasho ah
Deeqaha Waxbarasho Lacag laguu siinayo oo aanan lagaa rabin inaad dib u bixiso Waxaa la isku siiyaa darajadaada, dhibcaha imtixaanada, ururada, baahi, qowmiyada kasoo jeedo iwm
Lacag lagu siinayo oo aan lagaa rabin inaad dib u bixiso celiso Deeq-Siismo ah Lacag lagu siinayo oo aan lagaa rabin inaad dib u bixiso celiso Badanaa waxaa la isku siiya baahida dhaqaale
Shaqo-Waxbarasho Waxay u ogolaataa ardayga inuu shqeeyo si uu lacagta jaamacadda isaga bixiyo. Ardaygu ama jeeg ayaa lasiiyaa Ama Iskuulka ayaa ka dhaafa kharashyada qaar
Deymaha Waa lacag ay ardaydu ama/iyo waalidku deynsadaan si ay isaga bixiyaan kharashka jaamacadda Waa khasab inaad bixiso kadib markaad qalin jabiso Kaliya Deynso inta aad dhab ahaan ugu baahantahay!
Xageee laga helaa Gargaarka Waxbarasho Dawladda Federalka ah Gobolka Minnesota Bangiyada Hay’adaha Mujtamaca iyo Kaniisadaha Shirkadaha loo shaqeeyo Jaamacadaha
Dawladda Federalka Waa tan ugu wayn ee laga helo deeqaha waxbarasho Lacagtan waxaa la isku siiya kolba sida ay baahidaad tahay
Gobolka Minnesota Waa inaad tahay arday deggan gobolka Lacagtan waxaa la isku siiya kolba sida ay baahidaadu tahay iyo abaal marin ahaan
Waa maxay Gargaarka Waxbarasho? Kharashka Waxbarashada Jaamacadda — Kaalinta Qoyska Laga rajaynayo ____________________________ = Baahida Dhaqaale
Kaalinta Qoyska Laga rajaynayo(EFC) Lacagta laga rajaynayo qoysku inay bixiyaan Jaamacad kasta waa isku mid Laba qaybood: Maxay waalidiintu bixin karaan Maxuu ardaygu bixin kartaa
Waa maxay Baahida dhaqaale? Kharashka waxbarashada Jaamacada — Kaalinta Qoyska Laga Rajaynayo inay bixiyaan ____________________________ = Baahida Dhaqaale
Codsiga Bilaashka ah ee Gargaarka Federalka ee Ardayda(FAFSA) Waa foom lagu uruuriyo macluumad ku saabsan ardayda iyo waalidka. Waxaa loo isticmaalaa si loo xisaabiyo Kaalinta Qoyska laga rajaynayo inay bixiyan (EFC) Jaamacaduhu waxay u isticmalaan EFC ga si ay u bixiyaan gargaarka daqaale.
Codsiga Bilaashka ah ee Gargaarka Federalka ee Ardayda(FAFSA) Barta internet ka ee FAFSA waa www.fafsa.gov Foomka waa diyaar Janaayo. 1 deeda waxii ka danbeeya sannad kasta, Mudada la isk rabo waa ay kala badaltahay Gobol kasta FAFSA waa in la buuxiyaa Sannad walba. Si elektroonik ah waa lagu buuxin karaa am warqad ahaanba. Sida Elektiroonikada ah ayaa dhakhso badan
Codsiga Bilaashka ah ee Gargaarka Federalka ee Ardayda(FAFSA) Haddii aad doorato inaan barta interent ka ka buuxiso FAFSA: Waxaad u baahantahay “bin lambar” Bin ka waxaa loogu talagalay in lagu saxiixo fomka FAFSA si elektiroonik ah Booqo www.pin.ed.gov Hal bin lambar ah ayaad isticmaalysaa sannad kasta Waraaqaha waxaa laga heli karaa xafiiska Latalinta Waxyaaha lagaaga baahanyahay oo idil wakhti hore sii diyaarso
Waad Ku Mahadsantahay Wakhtiga Aaad Nasiisay Waad Ku Mahadsantahay Wakhtiga Aaad Nasiisay! Fadlan Noo sheeg Haddii aad Wax Su’aalo Ah Qabto!