Presentation laddar. Vänta.

Presentation laddar. Vänta.

Kulanka waalidiinta.

Liknande presentationer


En presentation över ämnet: "Kulanka waalidiinta. "— Presentationens avskrift:

1 Kulanka waalidiinta. Soodhawaada 2017-10-07

2 Habsami usocodka barnaamijka. I.Baraarujin. II.Warbixin ku saabsan kala xulashada D/sare. III.Talo soojeedin sida lagu caawin karo ardayda.

3 Hab dhaqanka dhowr iyo toban jirada!!! 1-Sideen ula dhaqmaysaa dhorw iyo toban jirada? 2-Sideen ula hadlaysaa dhorw iyo toban jirada? 1-Hur man behandlar tonåring ? 2-Hur du kan prata med din tonåring?

4 1- جسدية Fysisk 3- شخصية personlighet 2- ذهنية Psykisk 4- إجتماعية socialt Isbadalka ku imaado caruurta dhowr iyo toban jirada ah. Isbadalka MuuqaalMuuqaal GaraadGaraad ShakhsiyadShakhsiyad BulshoBulsho

5 دور الإدارك الصحيح في فن التعامل مع المراهق Sideed ku heli kartaa dhabo wanaagsan aad kula dhaqmi kartid caruurta dhowr iyo toban jirada ah?

6 الإدراك الصحيح Dhaba tus wanaagsan Falanqayn dhab ah التفسير الصحيح السلوك الصحيح Fahmid sax ah الفهم الصحيح Qaab dhaqan toosan

7 Kala duwanaanta barbaarinta qotada dheer iyo barbaarinta ku salaysan xaladaha. الفرق بين تربية الموقف وتربية الجوهر Waxa imaando oo laga fakaro للمستقبل xoojinta kalsoonida تعزيز الثقة. Iska dhegatirka aragtida dadka kale لا يهمه رأي الآخرين. Qaladka oo lasaxo iyo qabka cuniga oo la dhowro يعالج الخطأ ويحافظ على كرامة الولد. isbadalka oo ku yimaado is afgarad iyo qanacsanaan تعديل السلوك بالإقناع. qaabdhana naxariis ku jirto. يمارس الرفق والرحمة. ka fal celin ردود أفعال. Cabsi gelin خوف. Saamaynta dadka kale تأثر بالآخرين. Dabagalka qaladaadka تتحكم فيه الأخطاء. Isbadal deg deg ah تعديل السلوك بسرعة. Iawooda oo la adeegsado يمارس القوة والعنف. Barbaarinta ku salaysan xaladaha تربية الموقف Barbaarinta qotada dheer تربية الجوهر

8 Dhisida shakhsiyad dheelli tiran بناء التوازن في شخصية المراهق

9

10 انواع الذكاء (Mental Intelligence (IQ)) الذكاء العقلي. (Physical Intelligence (PQ)) الذكاء الجسدي. (Emotional Intelligence (EQ)) الذكاء العاطفي. (Spiritual Intelligence (SQ)) الذكاء الروحي

11 PQ SQ

12 Kala aragti duwanaanka dadka……..

13 Maxaa kaaga muuqda sawirkan?

14 Haduu qof ku dhaho waxaa iiga muuqda sawirkan faras sideed uga fal celin laheyd adiga?

15 Hada ayunu aragno muuqaalkan anaga oo dhan kale ka eegayno!!!!.

16

17

18

19

20

21

22

23

24 Hada ma kuu muuqatay in uu yahay sawirkan Faras???

25 Warbixin ku saabsan kala xulashada D/sare. Talo soojeedin sida lagu caawin karo ardayda


Ladda ner ppt "Kulanka waalidiinta. "

Liknande presentationer


Google-annonser