U jeedada bandhiga maanta

Slides:



Advertisements
Liknande presentationer
SLÖINGESKOLAN 19 oktober 2010.
Advertisements

Ensize och EDOC Martin Jansson Ensize AB
Vilka är RISE? RISE Research Institutes of Sweden är en grupp industriforsknings- institut som med forskningsexcellens och framsynthet skapar nytta och.
Vatten och Företagsansvar
Via SMS så får du erbjudande om nya vikariepass, kan acceptera eller avböja dessa erbjudanden, eller blir direktbokade på pass. Förfrågningarna besvaras.
Internet Explorer Browser - läsare
1 Rutin hantering av bostadsärenden (reviderat ) Ada och Maria.
Detta är en presentation tänkt att användas som information till vårdpersonal där enheten planerat att starta med Mina vårdkontakter. Gör så här: 1. Skriv.
{ {
SWEDISH AGENCY FOR ECONOMIC AND REGIONAL GROWTH Systemadministration och checklistor 21-22/ Ulf Hjelm Nyps utbildning- Projektmedel.
Korpen 2010 Inbjudan till:. Korpen Nu är det dags att anmäla innebandylaget Det här är inbjudan till kvalspelet av Sweden Floorball Cup 9 januari
SIS FORUM AB © 1 SIS Forum AB SIS Swedish Standards Institute SIS Förlag AB SIS tre produktområden En kund till SIS : n kan påverka standarders.
Ett material från Migrationsverket 2015 Här kan den som gör presentationen lägga in sitt namn.
Caafimaadka ilkaha.
Internetka Juni 2013.
Etikettsregler för Internet
Var är tummen? Syfte: lära sig namn och lära sig hälsa på varandra. Lära sig rumsadverb ”här” och ”där”. Beskrivning: aktivitet att genomföra i par. Första.
Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Shaqaada iyo Cashuurta.
Tillgänglighet - är det dyrt?
Välkomna Piren Lidköping invånare 6 kommuner 10 vårdcentraler varav 4 privata Skaraborgs sjukhus Lidköping Bakgrund Nationellt – allt mer tala.
Lacag bixin Agoonsiga-elektroniga Juni Ka soo gal internetka kontadaada.
Is-daryeelid Noolaha il-maqabato ah ee lo yaqaano fayruus iyo bakteeriya? Hargab/durey Qumanxannuun Hurgunga dhegaha Hurgunga sambabaha Shubaan Sidee ayaa.
Internationella Hälsokommunikatörer 1 Cuntada. Internationella Hälsokommunikatörer 2 Miyeynaan dalka Iswiidan ku heysan dhaqanka cunto-wanaagga? 10% ayaa.
En samling vokaler och konsonanter
Moment 2 Mall för presentation av idé
Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Iskoolka iyo waxbarashada.
Erik Han heter Erik. Han är 15 år gammal. Han bor i Sverige. Han kommer från Tyskland. Han gillar att spela fotboll och handboll. Han duktig att spela.
NattklubbEventRestaurang. Informera och Marknadsför NattPasset.se NattPasset appen.
Vi uppfattar verkligheten på olika sätt
Introduktion till hälso- och sjukvården i Sverige April 2016 Hälso- och sjukvård för nyanlända Finns även tillgänglig digitalt på
Vad är landstinget? I Värmland finns tre sjukhus. De finns i Arvika, Karlstad och Torsby. Det finns cirka 30 vårdcentraler. Några är landstingets och några.
DIVISION Landstingsdirektörens stab Registrering av asylsökande i VAS Anette Larsson Hälso- och sjukvårdsenheten Hälsoinformatik E-post:
Flerspråkigt skrivande och förändrade klassrumspraktiker Åsa Wedin NCS konferens 2015 Göteborg.
GK Kundportal Dina fastigheter – dina anläggningar – våra uppgifter GK Kundportal 1.
Utbetalning för Asyl Till privata vårdgivare i Hälsoval Värmland.
| Gratis samhällsinformation I en webbportal för nyanlända på 10 språk Svenska Arabiska Ryska Tigrinska.
Välkommen till Sundsvall City IBC Träningstider P/F07 Tisdagar kl – i Hedbergskas gymnastikhall Medlems- och träningsavgift säsongen 2013/2014.
Identifiera asylsökande som kan delta i Hälsostöd (ex vid hälsoundersökning) I samband med att du träffar en vuxen asylsökande, bedöm om personen verkar.
Vill ditt företag stödja IBF Kringelstadens Utveckling?
Vad är 1177 Vårdguiden?.
Namnet på ditt evenemang
Presentation av Sundby Fritidsbys hemsida www
Arbetssökning vid arbets- och näringsbyrån
Lärarstöd för att använda 1177.se
Waxyaabaha ay tahay inaad ka Ogaatid Gargaarka Dhaqaalaha Waxbarashada
Kulanka waalidiinta.
Föräldramöte IFK Bankeryd P /2018 Magnus Danielsson
Guide för personal som bemannar Telefon-/videohandledning
Träna svenska A och B Häfte 1 Alfabetet
Träna svenska A och B Häfte 1 Alfabetet.
VÄLKOMNA! Empatisk Ekonomi, framtidens modell för arbetsliv och samhälleliga resurser Du kan väl inte tro att du kan slåss med de stora amerikanska drakarna?
VÄLKOMNA på AIF:s årsfest!
Anmälan till fritidsklubben År 20_ _ Anmälan är bindande o kräver skriftlig uppsägning, 1 månads uppsägningstid. Elevens förnamn och klass:______________________/______.
Multisportsektionen informerar!
Jag har valt att läsa: ____________________________
Hälso- och träningsresa
Trycksaker 1177.se. Trycksaker 1177.se Tre olika rollups. Beställs via EZ Booking (serviceportalen) för lån Tre olika rollups. Beställs via EZ Booking.
Hälso- och sjukvård i Region Östergötland Hur söker jag vård?
Våtlabskurs under kirurgveckan
haddana / mer badan / igen
Registrering av asylsökande i VAS
Kommunens Informationssystem om Arbetsmiljö
Lägga in ny medlem Ta bort medlem
Din företags-broschyr
1 kronas MATCH privatsponsor VS. Göteborgs ik
Föräldramöte Agenda: Seriespel under säsongen
Följ Sporren och vinn priser!
Vad är 1177 Vårdguiden?.
Demokratiskt digitalt Dalarna - personliga anpassningar
Hälso- och sjukvård och tandvård för sylsökande
Presentationens avskrift:

Daryeelka caafimaadka oo magangalya doonada ah Hordhaca nidaamka Daryeelka-caafimaadka Swedish Maarso 2016 Finns även tillgänglig digitalt på www.uppdragpsykiskhalsa.se

U jeedada bandhiga maanta Sii hordhac darryeelka-caafimaadka Swedish Ugeysii wax ku saabsan xaquuqda daryeelka-caafimaadka magangalya doonada Ku casuun ka qeybqaadashada Baaritaanka Caafimaadka Maanta ma ogolaaneyso su’aalaha gaarka ah ama wada tashiyada ku saabsan dhibaatooyinka caafimaadka ku saabsan

Hordhaca filimka

Ajendaha bandhiga maanta Sharciyada guud ee daryeelka-caafimaadka Swedish Xaquuqda daryeelka-caafimaadka magangalya doonada Baaritaanka caafimaadka Daryeelka shaqsiga iyo 1177-adeegyada warbixinta Nidaamka Daryeelka-caafimaadka Swedish Xarumaha daryeelka-caafimaadka deegaanka Isbitaalada Adeegyada kale (oo ay ku jiraan daryeelka ilkaha)

Ajendaha bandhiga maanta Mabaadi’da guud ee daryeelka-caafimaadka Swedish Xaquuqda daryeelka-caafimaadka magangalya doonada Baaritaanka caafimaadka Daryeelka shaqsiga iyo 1177-adeegyada warbixinta Nidaamka Daryeelka-caafimaadka Swedish Xarumaha daryeelka-caafimaadka deegaanka Isbitaalada Adeegyada kale (oo ay ku jiraan daryeelka ilkaha)

Waxaa jiro wax ay gaar ku tahay nidaamka daryeelka-caafimaadka Swedish oo ay ku jiraan doorarka iyo mabaadi’da Kalkaalisooyinka waxay leeyihiin waajibaad aad muhiim u ah iyo aad ayay wax u barteen Waqti illaalinta aad ayay muhiim u tahay – haddii kale bukaanada iyaga ayaa hor baxayo Booqo xarunta daryeelka-caafimaadkaaga isbitaalka ka hor* Kalkaalisooyinka iyo dhaqaatiirta waxay galeen dhaar qarsoodiga rimaha gaarka ah Haddii aadan fahmin Swedish waxaad xaq u leedahay turjubaan (sidoo kale galay dhaarta qarsoodiga arimaha gaarka ah) Helitaanka antibiyootiga waa ka mamnuuc joosiga MRSA * Ilaa ay ka jirto halis nolosha ah – ka dib soo wac 112

Ajendaha bandhiga maanta Mabaadi’da guud ee daryeelka-caafimaadka Swedish Xaquuqda daryeelka-caafimaadka magangalya doonada Baaritaanka caafimaadka Daryeelka shaqsiga iyo 1177-adeegyada warbixinta Nidaamka Daryeelka-caafimaadka Swedish Xarumaha daryeelka-caafimaadka deegaanka Isbitaalada Adeegyada kale (oo ay ku jiraan daryeelka ilkaha)

Gobolada waa in ay daboolaan daryeelka aan lagu sugi karin magangalya doonada Masuuliyadaha goboleedka ee dadka weyn ee magangalya doonka ah ka weyn 18 sanno jir ah Gobolada waa in ay siiyaan daryeel aan la sugi karin (sida lagu go’aansadeen shaqaalaha caafimaadka) oo ay ku jiraan: Daawooyinka aan la sugi karin Gargaarka caafimaadka muhiimka ah Helitaanka/gaadiidka daryeelka Daryeelka inta lagu jiro uurka Ka soo xaaqida iyo ka hortaga uurka Dadka weyn Xaquuqda arimaha gaarka ah – dhammaan shaqaalaha caafimaadka waxay galeen dhaar qarsoodiga arimaha gaarka ah Viktigt att informera om lokala tolkningar vad som inkluderas i stöd som erbjuds avseende bl.a. transport och hjälpmedel

Gobolada waa in ay siiyaan magangalyo raadin carruurta isku heerka daryeelka carruurta Swedish Masuuliyadaha goboleedka ee carruurta ee magangalya doonka ah ka hooseeyo 18 sanno jir ah Carruurta iyo dhaliinta waxay ka helayan daryeelka caafimaadka iyo ilkaha oo isku xeerka sida carruurta/dhaliinta ku nool Sweden. Ma jiraan qarashaad daryeelka ee la xiriiro caafimaadka carruurta iyo daryeelka ilkaha Carruurta

Ajendaha bandhiga maanta Mabaadi’da guud ee daryeelka-caafimaadka Swedish Xaquuqda daryeelka-caafimaadka magangalya doonada Baaritaanka caafimaadka Daryeelka shaqsiga iyo 1177-adeegyada warbixinta Nidaamka Daryeelka-caafimaadka Swedish Xarumaha daryeelka-caafimaadka deegaanka Isbitaalada Adeegyada kale (oo ay ku jiraan daryeelka ilkaha)

Baaritaanka caafimaadka waa barta bilowga oo lagu helayo daryeelka caafimaadka Swedish Imaanshaha Sweden Baaritaanka caafimaadka 1177 –oo tallada daryeelka shaqsiga Xarumaha daryeelka- caafimaadka deegaanka (Daryeelka koowaad) Isbitaalada (Daryeelka labaad)

Waxaad heleysaa warqad goorta ay tookadaada tahay, iyo aad ayay muhiim u tahay in aad waqtigeeda imaatid Tallaabada 1 – Warqada helaha Tallaabada 2 – Baaritaanka caafimaadka Tallaabada 3 – La xiriir haddii loo baahdo U gudbinta dhaqtarka – kaliya haddii loo baahdo Baaritaanka dhiiga iyo baaritaanka jirka Ma jiraan warbixin ku saleysan Migrations- verket Wada sheekeysiga kalkaalisada gaarka ah Watiga iyo goobta Gargaarka dheeraadka ah ee la heli karo kadib shatiga daganaanshaha La imow kaarkaaga LMA Qarashaad ma jiro

Baaritaanka caafimaadka waa bilaash iyo ma saameeyo nidaamkaaga magangalyada – waa caafimaadkaaga kaliya Baaritaanada caafimaadka waa bilaash Waxaad heleysaa warqad goorta ay tookadaada tahay (caruurta iyo qoysaska mudnaanta ayaa la siiyay) Aad ayay muhiim u tahay in waqtigeeda la imaado – haddii kale ma jiro turjubaan/ ma jiro kulan Haddii aad maanta xannuunsantahay, kadib fadlan la xiriir xaruntaada daryeelka caafimaad Kalkaalisada gaarka ah ayaa masuul ka ah baaritaanka caafimaadka iyo waxaa ku jira wada sheekeysi ku saabsan taariiqdaada caafimaad iyo baahidaada caafimaad Baaritaanka sidoo kale waxaa ku jiro baaritaanada dhiiga U gudbinta dhaqtarka waxaa la sameeyaa kaliya haddii ay muhiim tahay baaritaan dheeraad ah Waxaad xaq u leedahay turjubaan haddii aadan fahmin afka Swedishka – waxay sidoo kale galeen dhaarta qarsoodiga arimaha gaarka ah Hay’ada Socdaalka Swedish lama siinayo natiijooyinka baaritaanka caafimaadka. Natiijooyinka baaritaanka caafimaadka ma saameyneyso awoodaada aad ku joogtid Sweden.

Haddii aad qabtid dhibaatooyin caafimaad waxaa jiro talooyin badan oo is daryeelida ee 1177 – waxay sidoo kale kugu hagi karaan halka la aado Imaanshaha Sweden Baaritaanka caafimaadka 1177 –oo tallada daryeelka shaqsiga Xarumaha daryeelka- caafimaadka deegaanka (Daryeelka koowaad) Isbitaalada (Daryeelka labaad)

Is-caawinta iyo warbixinta kanaalada waxaa la heli karaa 24/7 iyo tallo muhiim ah iyo kanaal su’aalo ah 1177.Se - Websaydka iyo warbixinta daryeelka caafimaadka oo luuqadaada ah Taleefonka 1177 Labaatan-iyo afar saacadood maalintii Tallada daryeelka caafimaadka iyo warbixinta ku saabsan xarumaha caafimaadka lagala xiriirayo baahidaada gaarka ah Kalkaalisada waxay ku hadashaa af swedish iyo Ingiriis Websaydka www.1177.se Tallada cudurka iyo warbixinta ku saabsan nidaamka daryeelka caafimaadka Swedish Sida waafaqsan “Luuqadaha Kale” waxaad ku heleysaa tallada luuqado badan www.1177.se

Xarumaha daryeelka caafimaadka ee deegaanka waa meesha ugu horeyso oo caawin loo aado Imaanshaha Sweden Baaritaanka caafimaadka 1177 –oo tallada daryeelka shaqsiga Xarumaha daryeelka- caafimaadka deegaanka (Daryeelka koowaad) Isbitaalada (Daryeelka labaad)

Xarunta daryeelka caafimaadka deegaanka – dooqa koowaad goortii aad u baahantahay caawinta caafimaad Xarunta daryeelka caafimaadka ee deegaanka waa dooqa kowoaad haddii aad u baahantahay caawin caafimaadka Haddii aadan fahmin swedish waxaad xaq u leedahay turjubaan (kaas oo galay dhaarta qarsoodiga arimaha gaarka ah) La xiriir xarunta daryeelka caafimaadka deegaankaaga si aad balan u sameysatid – qaar waxay leeyihiin Xarumo caafimaad oo aan Balan u baahneyn Waa muhiim in waqtigeeda la joogo iyo aana la soo daahin La imow kaarkaaga LMA adiga

Warbixinta ku saabsan xarunta daryeelka caafimaadka deegaankaaga LÄGG IN LOKAL INFORMATION Magaca [Lägg till namn på Vårdcentralen] Ciwaanka [Lägg till adress här] Taleefonka [Lägg till telefonnummer] [Lägg till öppettider för telefon]

Isbitaalada– Daryeelka ba’an iyo xaaladaha u baahan taqasus hoose Imaanshaha Sweden Baaritaanka caafimaadka 1177 –oo tallada daryeelka shaqsiga Xarumaha daryeelka- caafimaadka deegaanka (Daryeelka koowaad) Isbitaalada (Daryeelka labaad)

Isbitaalada– Daryeelka ba’an iyo xaaladaha u baahan taqasus hoose Haddii aad qabtid jiro daran ama dhaawac ba’an fadlan xarunta caafimaadka degdeg ee isbitaalka Haddii aadan qabin baahida ba’an, sugitaanka way dheeraan kartaa, ilaa 8 saacadood Qarashkla booqashooyinka isbitaalka marar badan ka banyahay xarunta daryeelka caafimaadka ee deegaanka Xaalada nolosha halista ku jirto - fadlan soo wac 112 oo Booliska, Waaxda dabka iyo Ambalaansaha Ambalaansaha Swedish waa qeybo caafimaad oo hormarsan

Qarashka adeegyada daryeelka caafimaadka wuxuu ku xadidanyahay dadka weyn inta lagu jiro nidaamka magangalyada iyo bilaash oo carruurta ah Qarashka daryeelka caafimaadka Carruurta (ka hooseeyo 18 sanno): bilaash Xarunta daryeelka caafimaadka ee dadka weyn: dhaqtarka 50 kr kalkaalisada 25 kr Isbitaalka/ambalaansaha* booqashada 200 kr Daryeelka haweenka uurka ah bilaash La talinta, ka soo xaaqida bilaash Dhalashada-carruurta bilaash * Qarashka ambalaansaha/booqashooyinka-ER way ka duwanaan kartaa waxay ku xirantahay maamilka goboleedka

Ajendaha bandhiga maanta Mabaadi’da guud ee daryeelka-caafimaadka Swedish Xaquuqda daryeelka-caafimaadka magangalya doonada Baaritaanka caafimaadka Daryeelka shaqsiga iyo 1177-adeegyada warbixinta Nidaamka Daryeelka-caafimaadka Swedish Xarumaha daryeelka-caafimaadka deegaanka Isbitaalada Adeegyada kale (oo ay ku jiraan daryeelka ilkaha)

Adeegyada kale ee muhiimka ah sida daryeelka ilkaha iyo farmashiiyayaasha laga geli karo sidoo kale Bilaash u ah carruurta ka hooseeyo 18 sanno jir Dadka weyn waxay xaq u leeyihiin daryeelida aan la sugi karin, tusaale dhaawacyada ama lumitaanka ilkaha Farmashiga Alaabaha daawada iyo waxyaabaha kale ee caafimaadka Kaniiniyada dhaqaatiirta ay qortay waa la bixin karaa iyo la aruurin karaa Daawada la qoray 50 kr Daawo aan la qorin Qiimaha buuxo Tusaale. Buufiska sanka, xanuun baabi’iyaha Ookiyaalaha indhaha Fadlan la xiriir Migrationsverket wixii wareejin dhaqtarka indhaha

Su’aalaha Finns även tillgänglig digitalt på www.uppdragpsykiskhalsa.se