Presentation laddar. Vänta.

Presentation laddar. Vänta.

Waxyaabaha ay tahay inaad ka Ogaatid Gargaarka Dhaqaalaha Waxbarashada

Liknande presentationer


En presentation över ämnet: "Waxyaabaha ay tahay inaad ka Ogaatid Gargaarka Dhaqaalaha Waxbarashada"— Presentationens avskrift:

1 Waxyaabaha ay tahay inaad ka Ogaatid Gargaarka Dhaqaalaha Waxbarashada
Janaayo 28th, 2014

2 Qodobada Aaan ka hadli doono Caawa:
Waa maxay Gargaarka Dhaqaaluhu? Kharashka Kharashka waxbarashadu (COA) Kaalinta Qoyska Laga rajaynayo (EFC) Waa maxay Baahi dhaqaale? Xagee laga helaa Gargaar Dhaqaale? Codsiga Bilaashka ah ee Gargaarka Federalka ee Ardayda(FAFSA)

3 Waa Maxay Kharashka Waxbarashadu (COA)?
Kharash Toos ah: Waxbarasho, Bugaagta, Guriga, Cuntada, fiiga, iwm. Kharashka Dadban: Madadaado, dharka, gaas ka, iwm.

4 Waa maxay Gargaarka Dhaqaalaha ee Waxbarashadu?
Lacag diyaar u ah ardayda iyo qoysaska si ay isaga bixiyaan kharashka jaamacadaha.

5 Noocyada Gargaarka Dhaqaalaha
Deeq Waxbarasho Deeq-Siismo ah Deyn Shaqo

6 Noocyada Gargaarka Dhaqaale
Baahi-kusalaysan Qaar Deeqo Waxbarasho ah Siismada Gobolka iyo Federaalka Qaar deyn ah Barnaamijka Shaqo-Waxbaro Baahi-Ku Salaysnayn Deyn Qaar Deeq Waxbarasho ah

7 Deeqaha Waxbarasho Lacag laguu siinayo oo aanan lagaa rabin inaad dib u bixiso Waxaa la isku siiyaa darajadaada, dhibcaha imtixaanada, ururada, baahi, qowmiyada kasoo jeedo iwm

8 Lacag lagu siinayo oo aan lagaa rabin inaad dib u bixiso celiso
Deeq-Siismo ah Lacag lagu siinayo oo aan lagaa rabin inaad dib u bixiso celiso Badanaa waxaa la isku siiya baahida dhaqaale

9 Shaqo-Waxbarasho Waxay u ogolaataa ardayga inuu shqeeyo si uu lacagta jaamacadda isaga bixiyo. Ardaygu ama jeeg ayaa lasiiyaa Ama Iskuulka ayaa ka dhaafa kharashyada qaar

10 Deymaha Waa lacag ay ardaydu ama/iyo waalidku deynsadaan si ay isaga bixiyaan kharashka jaamacadda Waa khasab inaad bixiso kadib markaad qalin jabiso Kaliya Deynso inta aad dhab ahaan ugu baahantahay!

11 Xageee laga helaa Gargaarka Waxbarasho
Dawladda Federalka ah Gobolka Minnesota Bangiyada Hay’adaha Mujtamaca iyo Kaniisadaha Shirkadaha loo shaqeeyo Jaamacadaha

12 Dawladda Federalka Waa tan ugu wayn ee laga helo deeqaha waxbarasho Lacagtan waxaa la isku siiya kolba sida ay baahidaad tahay

13 Gobolka Minnesota Waa inaad tahay arday deggan gobolka
Lacagtan waxaa la isku siiya kolba sida ay baahidaadu tahay iyo abaal marin ahaan

14 Waa maxay Gargaarka Waxbarasho?
Kharashka Waxbarashada Jaamacadda — Kaalinta Qoyska Laga rajaynayo ____________________________ = Baahida Dhaqaale

15 Kaalinta Qoyska Laga rajaynayo(EFC)
Lacagta laga rajaynayo qoysku inay bixiyaan Jaamacad kasta waa isku mid Laba qaybood: Maxay waalidiintu bixin karaan Maxuu ardaygu bixin kartaa

16 Waa maxay Baahida dhaqaale?
Kharashka waxbarashada Jaamacada — Kaalinta Qoyska Laga Rajaynayo inay bixiyaan ____________________________ = Baahida Dhaqaale

17 Codsiga Bilaashka ah ee Gargaarka Federalka ee Ardayda(FAFSA)
Waa foom lagu uruuriyo macluumad ku saabsan ardayda iyo waalidka. Waxaa loo isticmaalaa si loo xisaabiyo Kaalinta Qoyska laga rajaynayo inay bixiyan (EFC) Jaamacaduhu waxay u isticmalaan EFC ga si ay u bixiyaan gargaarka daqaale.

18 Codsiga Bilaashka ah ee Gargaarka Federalka ee Ardayda(FAFSA)
Barta internet ka ee FAFSA waa Foomka waa diyaar Janaayo. 1 deeda waxii ka danbeeya sannad kasta, Mudada la isk rabo waa ay kala badaltahay Gobol kasta FAFSA waa in la buuxiyaa Sannad walba. Si elektroonik ah waa lagu buuxin karaa am warqad ahaanba. Sida Elektiroonikada ah ayaa dhakhso badan

19 Codsiga Bilaashka ah ee Gargaarka Federalka ee Ardayda(FAFSA)
Haddii aad doorato inaan barta interent ka ka buuxiso FAFSA: Waxaad u baahantahay “bin lambar” Bin ka waxaa loogu talagalay in lagu saxiixo fomka FAFSA si elektiroonik ah Booqo Hal bin lambar ah ayaad isticmaalysaa sannad kasta Waraaqaha waxaa laga heli karaa xafiiska Latalinta Waxyaaha lagaaga baahanyahay oo idil wakhti hore sii diyaarso

20 Waad Ku Mahadsantahay Wakhtiga Aaad Nasiisay
Waad Ku Mahadsantahay Wakhtiga Aaad Nasiisay! Fadlan Noo sheeg Haddii aad Wax Su’aalo Ah Qabto!


Ladda ner ppt "Waxyaabaha ay tahay inaad ka Ogaatid Gargaarka Dhaqaalaha Waxbarashada"

Liknande presentationer


Google-annonser