Presentation laddar. Vänta.

Presentation laddar. Vänta.

Internationella Hälsokommunikatörer 1 Cuntada. Internationella Hälsokommunikatörer 2 Miyeynaan dalka Iswiidan ku heysan dhaqanka cunto-wanaagga? 10% ayaa.

Liknande presentationer


En presentation över ämnet: "Internationella Hälsokommunikatörer 1 Cuntada. Internationella Hälsokommunikatörer 2 Miyeynaan dalka Iswiidan ku heysan dhaqanka cunto-wanaagga? 10% ayaa."— Presentationens avskrift:

1 Internationella Hälsokommunikatörer 1 Cuntada

2 Internationella Hälsokommunikatörer 2 Miyeynaan dalka Iswiidan ku heysan dhaqanka cunto-wanaagga? 10% ayaa cunna raashinka buunshada leh hadba heerka nagula taliyay inaanu qaadanno. 20% ayaa qaata dufanka sida hadba heerka nagula taliyay inaanu qaadanno. 4% ayaa qaata dufunka aan dhushuqda ahayn mättad fett sida hadba heerka nagula taliyay inaanu qaadanno. 50% ayaa qaata sonkorta sida hadba heerka nagula taliyay inaanu qaadanno

3 Internationella Hälsokommunikatörer 3 A. Hilibka ridqan oo inta la geedeeyo xuub dhuub ah lagu duubo B. Waslad hilib ah C. Ukun Su’aasha 1:aad Maadada brootiinka raashinkee bey ku badan tahay (100 gram)?

4 Internationella Hälsokommunikatörer 4 MAADADA BROOTINKA Waa qaybaha jirka Kobcinta Dib u hagaajinta Difaaca jirka Hab-dhiska maadooyinka hormuunada Waxaa laga heli karaa Hilibka Kalluunka Ukunta Noocyaha dhigirta

5 Internationella Hälsokommunikatörer 5 Waxyaalaha hoos ku qoran keebey ku yartahay maadada karbohydratka? 1. 1 sixni oo baasta ah X. 1 sixni oo baradho ah g (qiyaastii 3 jeex) oo rooti cad ah Su’aasha 2:aad

6 Internationella Hälsokommunikatörer 6 Sharaxaad sahlan oo cilmi ku salaysan HADDII jirkaaga u adeegsado tamar ka badan inta uu qofku cunno, waxaa ay sababta miisaanka qofka u hoos uu dhaca. Haddiise qofka u badsado tamar ka badan inta u jirka u baahan yahay waxaa sare u kacaayo miisankiisa. Hoos u dhigida lalorie, qaadashada maadada brootiinka waxay hoos u dhigta karbohydratka. U malayn

7 Internationella Hälsokommunikatörer 7 Su’aasha 3:aad Waxyaalaha hoos ku qoran oo karbohydratka aysan ku jirin waa kuwee? 1.Miraha 2.Malab 3. Baradho

8 Internationella Hälsokommunikatörer 8 Raashinka laga helo; Khudraddaha Miraha Galeeyda Sonkorta, malabka Karbonhydratka Waxaa ay ka kooban yihiin sonkor iyo iniinyada badarka oo waxyaalaha jirka oo tamartiisa ka helo

9 Internationella Hälsokommunikatörer 9 “Raashinka xasilan” iyo kuwa “dhaqsida badan” tusaale – rooti Rootiga badarka leh Rootiga buunshaha leh Rootiga cadd Rootiga khamiirka oo dhanaanka badan

10 Internationella Hälsokommunikatörer 10 “Raashinka xasilan” iyo kuwa “dhaqsida badan” tusaale – baraadhada, bariiska, baastada..... Galeyda ridqan ama shiidanpotatismos Baradhada Dhakhso Xasilan Bariiska isku dhedhega Soor Bariiska furfurka ah / bulgur Digirta, lentilka, baastada, digirta cagaaran Misigada

11 Internationella Hälsokommunikatörer 11 Waxaalaha hoos ku qoraan keeba buunshada ku badan tahay? 1. Tamaandho X. Barkimo waraabe 2. Kawlifliori Su’aasha 4:aad

12 Internationella Hälsokommunikatörer 12 Iniinyada badarka Caloosha ayuu jilciya Gaajada ama baahida ayuu yareeya Ilkaha ayuu uu wanaagsan yahay Hab faa’iido leh ayuu saamayn ugu yeesha dufunta dhiigga

13 Internationella Hälsokommunikatörer 13 Iniinyada 1 maalin Quraac 1 qayb. Qalbac (5%)=1,7g 1 jeex rooti ah (jilicsan) =2g 1 canbaruud ah =4g Qadada Tamaandho, insalaato =1g 1 kiwi =1g Casho Brookoli (1 qayb 75g)=2,2g 1 Muus =2g 1 jeex rootiga adag =2,8g Isku-darkii 16,7 iniinyo Quraacda 1 qayb. Qalbac (15%) =4,5g 1 jeex rooti ah =2g 1 canbaruud ah =4g Qadada Brookoli (qayb 75g)=2,2g 1 Kiwi =1g Cashada Karooto (60g) =1,5g 1 muus =2g 1 jeex rootiga adag (knäckebröd) =2,8g Isku-darkii 20g iniinyo

14 Internationella Hälsokommunikatörer 14 30g digirta waxaa laga hela 2,5 iniinyo Badso cunnida noocyaha kala duwan ee digirta

15 Internationella Hälsokommunikatörer 15 Su’aasha 5:aad Maxaan ugu baahan bahay dufanka? 1.Dhisida hormuunada 2.Qaadashada fiitaamin C 3. Dhisida cidiyaha

16 Internationella Hälsokommunikatörer 16 Dufanka A E Tamar Diirrimmadaka jirka Dhisida hormuunada Qaadashada fiitaaminada ku milma dufanka Dhadhanside

17 Internationella Hälsokommunikatörer 17 Su’aasha 6:aadg Maxaa uu roon xididaha dhiigga? 1. Kalluunka dufunka badan x. Saliida olive 2. Lows

18 Internationella Hälsokommunikatörer 18 Tayada dufanka Dufunka aan dhushuqda ahayn mättad fett waa dufun xun, wuuna adag yahay. Dufunka dhushuqda ah omättad fett waa dufun wanaagsan, jilicsan ama dareera Dufunka dhushuqda culus leh enkelomättad fett Dufunka dhushuqda fudud ah fleromättad fett

19 Internationella Hälsokommunikatörer 19 Immisa jeer ayaad cuni kartaa kalluun? Su’aasha 7:aad 1.1 jeer toddobaadkii x. 2 jeer toddobaadkii 2. 3 jeer toddobaadkii

20 Internationella Hälsokommunikatörer 20 Dufunka wax lagu shiilo kee caafimaadka u roon? Su’aasha 8:aad 1.Saliida olive x. Subagga dhirta laga sameeyo oo jilicsan 2. Saliida rapsolja

21 Internationella Hälsokommunikatörer 21 dufunka aan dhushuqd a ahayn dufunka dhushuqda culus leh dufunka dhushuqda fudud ah Galeey 12,226,157 Subagga dhirta laga sameeyo oo adag 31,632,412,5 Subagga dhirta laga sameeyo oo jilicsan 7,545,423,4 Saliida Olive 14,472,19,1 Saliida Rapsolja 6,858,630,2 Saliida Solrosolja 11,120,963,6

22 Internationella Hälsokommunikatörer 22 1.Subagga x.Saliida Olive 2. Subagga dhirta laga sameeyo oo jilicsan Su’aasha 9:aad Dufankee ku cayilsiiyo?

23 Internationella Hälsokommunikatörer 23 Su’aasha 10:aad Sidee loo qiyaasa tamarta raashinka laga helo? 1.Kiloowaat x. Kilojowl 2. Kilogram

24 Internationella Hälsokommunikatörer – 2000kcal X – 1700kcal kcal Su’aasha 11:aad Waa maxey baahida tamarta (maalmeed) qofka dumarka ah ee iska fadhida?

25 Internationella Hälsokommunikatörer 25 Ålder Kön Kroppssammansättning Aktivitet Intensitet

26 Internationella Hälsokommunikatörer 26 Dhelitirka tamarta la soo hoysaday iyo tan la shitay

27 Internationella Hälsokommunikatörer 27 Body Mass Index [Tusmaynta culayska jirka] BMI = Miisaankaga (kg) Dhiriirka (m2) BMI-caadiga waa 20-25

28 Internationella Hälsokommunikatörer 28 Waxyaalaha hoos ku qoran midkee ayuu qofku ku naaxa? Su’aasha 12:aad 1. Nacnaca nooca loo yaqaanno Skumgodis 2. Shukulaato 3. Nacnaca nooca loo yaqaanno Gelehallon

29 Internationella Hälsokommunikatörer 29 1.Khamriga 2. Dufanka 3. Maadada brootiinka Waxyaalaha hoos ku qoran midkee ayuu kalorieha ku badan yahay? Su’aasha 13:aad

30 Internationella Hälsokommunikatörer 30 1 gram protein4kcal 1 gram kolhydrat4kcal 1 gram fett9kcal 1 gram Alkohol7kcal Maadooyinka tamarta laga helo

31 Internationella Hälsokommunikatörer 31 Su’aasha 14:aad Maxaa ugu muhiimsan miisan dhimida? 1- Dufanka 2- Karbohydratka 3- Kalorieha

32 Internationella Hälsokommunikatörer X Su’aasha 15:aad Immisa jeer ayu qofku maalin kasta wax cuni karaa

33 Internationella Hälsokommunikatörer 33 8:00- quraac luqmad qafiif ah 12:00 qado luqmad qafiif ah 17:00 casho xitaa luqmad qafiif ah

34 Internationella Hälsokommunikatörer 34 Cuntada muhiimka ah Baradhada ku beddel bariiska, bastada iyo rootiga Khudradda inta aad uu baahantey maalintii waa qiyaastii 250 g Hilibka/kalluunka/u kunta waxaad uu baahan tahay 2 jeer maalintii

35 Internationella Hälsokommunikatörer 35 Quraac Quraacdu waa 20-25% cuntada aad maalintii uu baahan tahay Wax yar oo boqolkiiba boqol ah heer sare “rabitaanka cuntaynta” - toos marka hore

36 Internationella Hälsokommunikatörer 36 Qado Qaddadu waa 25-35% cuntada aad maalintii uu baahan tahay Maxaa la cunna? Insalaato Bandhigga cuntada - qiyaasta qaybta

37 Internationella Hälsokommunikatörer 37 Cashada Cashadu waa 25-35% cuntada aad maalintii uu baahan tahay Waxaa ugu muhimsan isu dheelitirnaanta Cuntada diirran ayaa dheregta u habboon

38 Internationella Hälsokommunikatörer 38 Luqmad qafiif ah Waxay qiyaastii noqon kartaa 15% cuntada aad maalintii uu baahan tahay Nafaqada ay ka kooban tahay Kala duwnaanshahu – waa muhiim Nacnaca/dhadhanaanka/doolshe

39 Internationella Hälsokommunikatörer 39 Badi cunnida miraha iyo khudradda ee dadweynaha Badi raashinka ku calaamadaysan duleelka furaha ee loogu talagalay carruurta da’dooda ka wayn 3 sano Hoos uy dhig cunnida raashinka sida nacnaca, dhadhanaanka, cabitaanka macmacaan, doolshe iyo khamriga sida biirada, fiinada iyo khamriga culus.

40 Internationella Hälsokommunikatörer 40 5:ta talosiin ee Livsmedelsverket ku saabsan raashin-cunnida Badso cunnida miraha iyo khudradda 500 gram maalintii. Taasoo u dhigmato 3 xabadood oo miro ah iyo laba gacan buuxa oo khudrad ah Dooro raashinka ku calaamadaysan duleelka furaha Badso cunnitaanka kalluunka, 3 jeer toddobaadkii Markii aad cunto karsanayso ku isticmaal saliid ama subagga dhirta laga sameeyo oo jilicsan. Raashin kasta ku cun xabad rooti ah, siiba kuwa buunshada leh.


Ladda ner ppt "Internationella Hälsokommunikatörer 1 Cuntada. Internationella Hälsokommunikatörer 2 Miyeynaan dalka Iswiidan ku heysan dhaqanka cunto-wanaagga? 10% ayaa."

Liknande presentationer


Google-annonser