Presentation laddar. Vänta.

Presentation laddar. Vänta.

Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Is-daryeelid Noolaha il-maqabato.

Liknande presentationer


En presentation över ämnet: "Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Is-daryeelid Noolaha il-maqabato."— Presentationens avskrift:

1 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Is-daryeelid Noolaha il-maqabato ah ee lo yaqaano fayruus iyo bakteeriya? Hargab/durey Qumanxannuun Hurgunga dhegaha Hurgunga sambabaha Shubaan Sidee ayaa isaga ilaalinayaa cuduurada lays qaadsiiyo Caabuqa ku daca duleelada ku yaala sanka hareerihiisa ama suneyasha korkooda

2 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Bakteeriyadu Bakteeriyadu waa noole il-maqabato ah oo ka kooban hal unug oo keli ah, meel kastana waa laga heli karaa. Inteeda badaani wey wanaagsan yihiin, laakinse qaar kalena waa lagu xannuunsada. Fayruus Fayruus waa noole il- maqabato ah, infeekshanka ugu caadiyeeysan uu fayruuska keeno waa hargabka/dureyga.

3 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Fayruus ama bakteeriyada? Bakteeriyada waa la daawayn karaa Cudurrada fayruusyada keenaan ma jirto daawayn waxtar leh

4 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Dhakhtarka ama kalkaaliyaha caafimmadka waxey badi ahaan bukaanku ka qaadaan shaybaar sidii ay u shaacbixiyaan, haddii xannuunku u sababay fayruus ama bakteeriya. Shaybaarka fayruuska markaaba jawaabta waa la heli karaa. Haddiise lo diro abuuris jawaabtu waxey qaadan kartaa dhowr cisho waxaa lagu ogaan karaa antibiotic ku habobon bakteeriyada. Ma fayruus baa mise waa bakteeriya?

5 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. ögon öronmun könsorgan stjärt näsa Faafinta Fayruusyada iyo bakteeriyada waxay badi ahaan ku faafaan iyagoo hawada adeegsada ama waxyaallo yaryar. Jirka waxay ka soo galaan duleelada yaryar ama meelaha ka dhaawacan.

6 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Antibioticada way baabiisa bakteeriyada waayo waxay yihiin unugyadeeda – laakin waxba kama tari karto fayruuska waayo waxaa uu ku jira unugyada dhexdiisa. Waa muhiim in aad qaadato dawaada sida hadba takhtarka kula taliyay, haddii kale waxtarkeeda ayaa hoos u dhacaysa. Haddii aad qaadashada antibioticada aad badsato, waxaa dhici karto in goor dambe aysan waxba ku tarin haddii aad xannuunsato.

7 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Hargabaka/dureyga Daawayn Hargabka waxaa keena fayruus, antibioticaduna ma daawayn karto. Waxaa se jira siyaabo badan oo laysa´ga daawayn karo hargabka. Sidee la dareema? Daal, duuf, dhuunxannuun, xumad/qandho. Maxaa ugu wacan? 400 oo fayruus kala duwan ah ayaa hargabka keeni karo.

8 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Qumanxannuun tungan Cunaxannuun Liqitaanka oo ku dhiba Dhibicyo cad-cad oo qanjaha lagu arko iyo neef ur leh Xumad badan

9 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Daawayn U tag dhakhtar Maxa ugu wacan? Waxaa kenta bakteeriya loo yaqaano (stretokocker) oo wax yeeli kartaa kelyaha iyo wadnaha.

10 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Hurgunga dhegaha Daawayn: Haddi uu ku ladnaan Waayo dhowr cisho waxaa lagu daawayn karaa antibiotic. Sidee la dareema? Dhegta oo ku xannuunta, xumad, maqalxumaan, dhegta oo ku daboolanta, dheecaan ka yimaada dhegta. Maxay tahay sababtu? Inta badan wa bakteeriya ku dhacda qofka oo markiisi horeba hargab fayruus keeney qabey.

11 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Caabuqa ku daca duleelada ku yaala sanka hareerihiisa ama suneyasha korkooda (sinusit) Sidee la dareemi kara? Xanuun wajiga iyo fooda kaa qabta. Duuf adag oo huruud ama cagaar ah. Daawayn? Daawada sanka la iskaga shubo. Maxay tahay sababtu? Bakteeriya

12 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Hurgunga sambabaha Hur känns det? Hosta, snabb andning, tjockt gult eller grönt slem, ont i bröstet, dålig aptit och hög feber. Ibland kan lunginflammation komma utan feber. Daawayn U tag dhakhtar Maxa ugu wacan? Ama waa bakteeriya (pneumonkock) ama waa fayruus.

13 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Influenza Sidee la dareemi kara? Xumad sare Jirxannuun Xaako iyo qufac qalaalan Maxaa sababaya? Fayruus (intabadan xilga qaboobaha)

14 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Maxaa la sameyn kara? Iska jooji sigaarka, wuxu waxyeela mariinada neefsahada Shan malmmod ka dib dhakhtar uu tag Nasasho Cabitaan badan Qaado dawada xumadda jebisa, tusaale Ipren ama Alvedon Dadka da’da waaweyn ee jilicsani, wey isa sii talaali karaan Markaad seexaneyso barkimada kor uu soo qaad Duufka badan waxaa yarayn karaan daawada sanka lagu buufiyo Dhuunxannuunka waxaa lagu yarayn karaa cabitaan kuleel.

15 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Shubanka Maxaa sababa? Sidee la dareemi kara? Rabitaankta cuntada oo hoos u dhacda, lallabo, matag, caloolxannuun, mararka qaarkoodna qandho. Waxaa keena fayruus ama bakteeriya

16 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Shuban Daaweyn Diarré Shubanku inta badan waxaa uu qaata hal toddobaad, waxaa muhiim ah in aad cabitaanka badsato. Dhakhtar uu tag, haddii aad isku aragto saxaro dhiig leh, saxaro xab hurudi la socoto, haddii cabitaanku kugu adkaado, haddii dheecaanka jirkaaka u hoos u dhaco (kaadi yar oo maddoow) caajis ama shubmid todobaad ah. Shubanka badi ahaan laguna daweeyo antibiotic, marka qaarkood waxaa la siiya wax biyo ku bedel ah.

17 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Sidee la isaga ilaaliya isqaadsiinta? Gacmaha iska dhaq Khudradda iyo miraha oo dhan biyo ku dhaq Marka aad cuntada soo iibsato, isla markaaba kari ama qaboojiyaha ku rid. Hiliba iyo khudradda weel kala duwan ku kari, hilibka aad isaga kari. Isticmaal waraaqaha lagu duufsado ee mar qudha la isticmaalo

18 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Haddii aad xannuunsato... Cabitaanka badso, isk ilaali sigaarka iyo khamriga. Guriga joog si aanad uu faafin cudurka. Hore ayaad uu bogsaneysa, haddii aad nasato Haddii aad uu baahato qaado dawada xumadda jebisa amma xannuunka yareysa sida Alvedon. Haddii aad ladnaan weydo ama ay wax kugu soo kordhaan u tag rugta daryeel- caafimaadeedka.


Ladda ner ppt "Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Is-daryeelid Noolaha il-maqabato."

Liknande presentationer


Google-annonser