Presentation laddar. Vänta.

Presentation laddar. Vänta.

Internationella Hälsokommunikatörer 1 Caafimaadka ilkaha.

Liknande presentationer


En presentation över ämnet: "Internationella Hälsokommunikatörer 1 Caafimaadka ilkaha."— Presentationens avskrift:

1 Internationella Hälsokommunikatörer 1 Caafimaadka ilkaha

2 Internationella Hälsokommunikatörer 2 Maxaan ilkaha ugu baahannahay? In wax lagu calaliyo In la hadlo quruxda

3 Internationella Hälsokommunikatörer 3 Dhismaha iligga Iliggu wuxuu ka kooban yahay madaxa iligga iyo jirridda. Madaxa iliggu waxa weeye qaybta afka ka muuqata, halka ay jirriddu ku dhegsan tahay lafta qalka.

4 Internationella Hälsokommunikatörer 4 Iligga Oogada iligga… …iyo iligga

5 Internationella Hälsokommunikatörer 5 Samayska iliggu wuxuu bilowdaa waqti hore  I Ilmaha oo weli uurka ku jira ayaa samayska ilka-caanoodku bilowdaa.  S Samayska ilkaha joogta ah waxay bilowdaan wax yar ka hor inta aan ilmuhu dhalan

6 Internationella Hälsokommunikatörer 6 Cirridka Ma ahan in cirrid caafimaadqabaa dhiigo kolka caadi loo cadayayo ama findhicil la isticmaalayo.

7 Internationella Hälsokommunikatörer 7 Sidaan yaad ilkahaaga u nadiifineysaa: Ku aaddi cadayga cirridka geeskiisa oo caday ilkaha iyo cirridkaba. U caday sidii adigoo ku xoqaya Cadayga aad ha ugu xoojin Waxaa ugu sahlan in ilkaha isku mid loo cadayo maalin walba si ay ilka oo dhammi nadiif u noqdaan. Marka hore kuwa sare oo laga cadayo dusha, kadibna gudaha, cirridka iyo ilkahaba. Kadibna loo cadayo kuwa daanka hoose. Ugu dambayntii dhammaan meelaha wax lagu calaliyo – taxadar dheeraad ah.

8 Internationella Hälsokommunikatörer 8 Ilkaha ayaa xanuunaya Waxaa jira sababo badan oo ilkuhu u xanuunaan qofka aan ilkaha ku lahayn daloolo. Sabab badanaa dhacda waxa weeye in cirridku uu gadaal u durkay oo qayb ka mid ah iliggu ay soo muuqatay. Waana mid xasaasi ah oo kolka aad cabbayso wax qabow ama kulul, waxaa xanuun laga dareemaa dareen-wadayaasha iligga ku dhexjira..

9 Internationella Hälsokommunikatörer 9 Waa in ay nadiif ahaadaan ilkaha dhexdoodu - waxayna muhiim u yihiin sida in la cadayo ilkaha Dunta ilkaha Qoriga lagu findhicisho Buraashka ilkaha dhexdooda lagu nadiifiyo

10 Internationella Hälsokommunikatörer 10 Ha illaawin carabka Carabka Waxaa ku urura bakteeriyo keenta ur xun, marka waa mihim in add xoqda carabka.

11 Internationella Hälsokommunikatörer 11 Isticmaalka foloriinta Waxaa foloriin daryeelkla ilkaha loogu isticmaalaa hab ka hortagga ah, sababtoo ah foloriintu waxay ku samaysantaa dusha iligga oo kolkaasna ka dhigtaa iligga mid adkaada oo ay yaraato in iligga suus ama qurun galo. Fluortandkräm Fluorsköljning Fluortablett Fluortuggummi Fluor gel & fluorlack (på tandvården)

12 Internationella Hälsokommunikatörer 12 FOLORIIN DHEERAAD AH +

13 Internationella Hälsokommunikatörer 13 Nadiifin: Goorma ayey carruurtu bilaabayaan in ay ilkaha cadaydaan? Ilaa da’dee ayey u baahan yihiin in la caawino ? Immisa jeer ayaa ilkaha la cadayayaa?

14 Internationella Hälsokommunikatörer 14 Dahaar ilkaha kor saaran Waa wax dahaar huuro u eg oo ilkaha kor fuula. Waxayna badanaaba ka kooab tahay bakteeriyo. Dahaarku wuxuu sababaa dhibaatooyin kale oo ilkaha ku dhaca.

15 Internationella Hälsokommunikatörer 15 Suuska Suusku waxa weeye cudur infakshan ah oo looga hortegi karo iaydoo la caadeysto cunidda cunto wanaagsan iyo nadaafadda afka.

16 Internationella Hälsokommunikatörer 16 Hur får man hål i tänder?

17 Internationella Hälsokommunikatörer 17 Huurada ilkaha Muddo 24 saac gudahood ah ayey huuradu ku samaysmi kartaa oo inta ay adkaato isu beddeli kartaa huurada ilkaha, taas oo adkaysa in buraashka cadayga lagu tirtiro.

18 Internationella Hälsokommunikatörer 18 Inflammation i tandköttet & tandlossning Astaanta ugu horreysa oo lagu garto in cirridku la bararay infakshan galay awgiis iyadoo cirridka ilkaha u dhowi bararo oo midabkiisu isu rogo casaan ama guduud Isbar sidii aad uga hortegi lahayd waqti hore

19 Internationella Hälsokommunikatörer 19 Cuntada iyo cabbitaanka ilkaha caafimaadka ah Harraadka iskaga baabi’i biyo oo iska ilaali cabbitaan sonkor ku jirto Wax cun waqtiyo joogto ah oo iska ilaali inaad hadba wax yar cunto si ilkuhu u nastaan Cun nacnaca iyo macmacaanka kale toddobaadkiiba hal mar

20 Internationella Hälsokommunikatörer 20 Afka oo qalala ama engega - candhuufo la’aan Maxaa sabab u ah?Maxaa laga qaban karaa?

21 Internationella Hälsokommunikatörer 21 Ilka xanuunka Daloolka ilkaha, qoditaanka aad u hooseeya, Luqunta iligga oo dibedda u soo baxda Isxoqidda ilkaha, infakshanka cirridka

22 Internationella Hälsokommunikatörer 22 Nabarada afka Burooyinka nabarada ah oo ka soo baxa dibnaha iyo agagaarkooda waxaa sababa infakshanka fiiruska Herpes. Waxaa dhici kartaa in fiirus jirka ku jiray waqti dheer iyadoo aan wax dhibaato ah la dareemin.

23 Internationella Hälsokommunikatörer 23 Iscadaadinta iyo isxoqidda ilkaha

24 Internationella Hälsokommunikatörer 24 Jaqidda caagga carruurta iyo suulka Haddii uu ilmuhu joogto u nuugo caagga ilmaha ama suulka waxaa laga dareemaa agagaarka ilkaha.

25 Internationella Hälsokommunikatörer 25 Haddii aad ilkaha xanaanayso waqti dheer ayey fiyoobaanayaan!

26 Internationella Hälsokommunikatörer 26 Caawimaadda daryeelka caafimaadka ilkaha ee Landstinget daryeelka caafimaadka ilkaha oo soo baxay 1999 wuxuu maamulka gobolku ka caawinayaa: Fast pris per år. I Frisktandvården betalar du en fast summa varje år. Vad din kostnad blir avgörs av vilken premiegrupp du placeras i. Du kan antingen betala hela årsavgiften på en gång eller per månad med autogiro. Nya priser från 1 juli, 2007


Ladda ner ppt "Internationella Hälsokommunikatörer 1 Caafimaadka ilkaha."

Liknande presentationer


Google-annonser